Akhri: Dowladda Soomaaliya oo magacaawday guddiga dhisaya maamulka gobollada dhexe * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Akhri: Dowladda Soomaaliya oo magacaawday guddiga dhisaya maamulka gobollada dhexe

Mareeg.com: Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa manta magacawday xubnaha guddiga soo dhisaya maamulka gobollada dhexe ee dalka, gaar ahaan gobollada Mudug iyo Galgaduud.

War-saxaafadeed ka soo baxay Waasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka ayaa lagu magcaabay guddiga Farsamo ee maamul u sameynta gobollada Mudug iyo Galgaduud.

Xubnaha guddiga ay magcaabday Wasaaradda Arrimaha iyo Federaalka Soomaaliya, ayaa waxa ay ka koobanuihiin 27, xubnood, kuwaasi oo kala ah.

1-Cismaan Ciise Nuur

2-Xaliima Ismaaciil Ibraahim

3-Daahir Xasan Guutaale

4-Cabdi Faarax Jaamac

5-Dr. Khaliif Xirsi Cali

6-Iimaan Xasan Jiiroow

7-Daahir Wehliye Siyaad

8-Maryan Cabdi Geeddi

9-Cabdullaahi Cabdi Cabdulle

10-Maxamed Axmed Maxamuud

11-Cabdullaahi Maalin Gaafow

12-Axmed Dubad Cali

13-Cumar Maxamuud Mahad Alle

14-Cabdiraxmaan Maxamuud Macalin.

15-Cumar Cali Rooble

16-Maxamuud Aadan Cusmaan

17-Cabdullaahi Muuse Maxamed

18-Maxamed Xaashi Cabdi (Garabey)

19-Cabdi Daahir Maxamed Xareed

20-Durraan Cali Farey

21-Farxiyo Afweyne Sheekh –doon

22-Xareed Cali Xareed

23-C/nuur Macali Maxamuud

24-Cowke Xaaji Cabdiraxmaan

25-Khadiijo Cadaan Cusmaan

26-Juneyd Ismaaciil Cigalle

27-Cabdullaahi Xuseen Cali

Wada-shaqeyn wacan.

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!