
Read Time:1 Minute, 0 Second
Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo tacliinta sare Xukuumadda federaalka Soomaaliya, ayaa Xalay shaacisay natiijada imtixaanka Shahaadiga dugsiyada sare ee dalka Sanad dugsiyeedka 2017- 2018, kaasi oo la fariistay bishii Maarso ee Sanadkaan.
Halkaan hoose ka Akhriso Natiijada Imtixaanka Shahaadiga Dugsiyada sare ee G/Banaadir
Halkaan hoose ka Akhriso Natiijada Imtixaanka Shahaadiga Dugsiyada sare ee Gobolada dalka.
KISMAAYOMAXAMED MACALIN BW (5)