Akhri:-Deegaanada Maamulka Galmudug Oo Xaalad Deg Deg Ah Lagu Soo Rogay

Wareegto kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha maamulka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa lagu sheegay in xaalad deg deg ah uu ku soo rogay deegaanada maamulka Galmudug.

Qoraalkan kasoo baxay Madaxweynaha maamulka Galmudug ayaa ka dambeeyay kadib markii maanta Xildhibaano gaaraya ilaa iyo 54 Xildhibaan oo ka tirsan Baarlamaanka maamulka Galmudug ay kal soonida kala laabteen Madaxweyne Guuleed.

 

About Xuseen Axmed 1576 Articles
Former somalia247.com reporter and currently mareeg media representative in Somalia