Akhri: 12 qodob oo ay ku heshiiyeen DF & Puntland

Read Time:26 Second

Mareeg.com: Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamulka Puntland ayaa maanta magaalada Garowe ku kala  saxiixday heshiis ka kooban 12-qodob.

Wada hadalo saddexdii maalmood ee la soo dhaafay u socday gudiyo labada dhinac ahaa ayaa maanta waxaa la gaaray heshiis rasmi ah, waxaana qodobada heshiiska wada saxiixay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya C/wali Sheekh Axmed iyo Madaxweynaha Puntland C/wali Gaas.

Munaasabada lagu saxiixayay heshiiskan ayaa waxaa goob joog ka ahaa xubno ka socday Beesha Caalamka, sida wakiilada Qaramada Midoobey, IGAD, Midowga Yurub, Midowga Afrika iyo kuwa kale.

About Post Author

A warsame

Published by A Warsame is senior Editor and managing Director of Mareeg Media Whatup :+447737886245
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
Instagram did not return a 200.