
Mareeg.com: Bogga Globalfirepower ayaa qoray 10-ka dal ee leh ciidamada ugu awoodda iyo qalabka badan ee dunida Carabta sanadakn 2014. Dalakan qaarkood walogooda ma gelin wax dagaal ah, waxeyna ukala horeeyaan sidan:-
1- Masar: Ciidamada dalka Masar ayaa galay kaalinta 13-aad ee ciidamada ugu awoodda badan dunida, waxeyna dhanka kale kaalinta 1-aad ka galeen ciidamada dunida Carabta.
Tirda dadka Masar: 83 Milyan oo ruux.
Tirada ciidamada Masar: 468 Kun askari.
Tirada ciidamada Kedydka ah: 479 kun askari.
Tirada Taangiyada: 4,487
Tirada gaadiidka gaashaaman: 9,646
Tirada diyaaradaha dagaalka: 863
Tirada Helicopters-ka: 200
Tirada maraakiibta dagaalka: 221
Tirada Maraakiibta diyaaradaha xambaara: 0
Tirada gujisyada badda guusa: 4
Miisaaniyadda Gaashaandhiga: $4.1 Milyan dollar.
2- Sacuudi Carabiya: Waxaa ciidamadeedu kaalinta 25-aad ka galeen ciidamada dunida, halka ay kaalinta 2-aad ka gashay dunida Carabta.
Tirda dadka Sacuudiga: 28 Milyan oo ruux
Tirada ciidamada: 233 kun
Tirada ciidamada Kedydka ah: 25 kun
Tirada Taangiyada: 1,909
Tirada gaadiidka gaashaaman: 4,890
Tirada diyaaradaha dagaalka: 977
Tirada Helicopters-ka: 368
Tirada maraakiibta dagaalka: 23
Tirada Maraakiibta diyaaradaha xambaara: 0
Tirada gujisyada badda guusa: 0
Miisaaniyadda Gaashaandhiga: $46 Bilyan dollar.
3- Suuriya: Ciidamada Suuriya ayaa kaalinta 26-aad ka galay ciidamada dunida, halka kaalinta 3-aad ay galeen dunida Carabta.
Tirda dadka: 20.8 Milyan oo ruux
Tirada ciidamada: 304 kun
Tirada ciidamada Kedydka ah: 450 kun
Tirada Taangiyada: 4,150
Tirada gaadiidka gaashaaman: 7,940
Tirada diyaaradaha dagaalka: 695
Tirada Helicopters-ka: 176
Tirada maraakiibta dagaalka: 41
Tirada Maraakiibta diyaaradaha xambaara: 0
Tirada gujisyada badda guusa: 0
Miisaaniyadda Gaashaandhiga: $2.5 Bilyan dollar.
4- Aljeria: Ciidamada Aljeria waxey kiaalinta 31-aad ka galeen ciidamada dunida, halka ay kaalinta 4-aad ka galeen dalalka Carabta.
Tirda dadka: 37.3 Milyan oo ruux
Tirada ciidamada: 127 kun oo askari
Tirada ciidamada Kedydka ah: 159 kun
Tirada Taangiyada: 1050 taangi
Tirada gaadiidka gaashaaman: 1800
Tirada diyaaradaha dagaalka: 409
Tirada Helicopters-ka: 136
Tirada maraakiibta dagaalka: 29
Tirada Maraakiibta diyaaradaha xambaara: 0
Tirada gujisyada badda guusa: 3
Miisaaniyadda Gaashaandhiga: $8.1 bilyan dollar.
5- Imaaraadka Carabta: Dalka Imaaraadka Carabta oo aan horay dagaal u gelin waxaa ciidamadiisu kaalinta 42-aad ka galeen ciidamada dunida, halka kaalinta 5-aad ay ka galeen dunida Carabta.
Tirda dadka: 7.8 Milyan.
Tirada ciidamada: 65 Kun askari
Tirada ciidamada Kedydka ah: 0
Tirada Taangiyada: 545
Tirada gaadiidka gaashaaman: 1,540
Tirada diyaaradaha dagaalka: 457
Tirada Helicopters-ka: 140
Tirada maraakiibta dagaalka: 70
Tirada Maraakiibta diyaaradaha xambaara: 0
Tirada gujisyada badda guusa: 0
Miisaaniyadda Gaashaandhiga: $15.2 bilyan dollar.
6- Yemen: Ciidamada Yemen ayaa kaalinta 45-aad ka galay ciidamada dunida, halka kaalinta 6-aad ay ka galeen dunida Carabta.
Tirda dadka: 24.7 Milyan
Tirada ciidamada: 401 kun
Tirada ciidamada Kedydka ah: 450 kun
Tirada Taangiyada: 106
Tirada gaadiidka gaashaaman: 600
Tirada diyaaradaha dagaalka: 362
Tirada Helicopters-ka: 94
Tirada maraakiibta dagaalka: 33
Tirada Maraakiibta diyaaradaha xambaara: 0
Tirada gujisyada badda guusa: 0
Miisaaniyadda Gaashaandhiga: $1.2 bilyan dollar.
7- Jordan: Ciidamada Urdun ayaa kaalinta 67-aad ka galay ciidamada dunida, halka kaalinta 7-aad ay ka galeen dunida Carabta.
Tirda dadka: 6.5 Milyan.
Tirada ciidamada: 100 kun.
Tirada ciidamada Kedydka ah: 65 kun
Tirada Taangiyada: 1,048
Tirada gaadiidka gaashaaman: 2,881
Tirada diyaaradaha dagaalka: 324
Tirada Helicopters-ka: 118
Tirada maraakiibta dagaalka: 39
Tirada Maraakiibta diyaaradaha xambaara: 0
Tirada gujisyada badda guusa: 0
Miisaaniyadda Gaashaandhiga: $1.3 bilyan dollar.
8- Ciraaq: Ciidamada Ciraaq ayaa kaalinta 68-aad ka galay ciidamada dunida, halka kaalinta 8-aad ay ka galeen dunida Carabta.
Tirda dadka: 32 Milyan
Tirada ciidamada: 276 kun
Tirada ciidamada Kedydka ah: 342 kun
Tirada Taangiyada: 396
Tirada gaadiidka gaashaaman: 2643
Tirada diyaaradaha dagaalka: 278
Tirada Helicopters-ka: 129
Tirada maraakiibta dagaalka: 88
Tirada Maraakiibta diyaaradaha xambaara: 0
Tirada gujisyada badda guusa: 0
Miisaaniyadda Gaashaandhiga: $5.5 bilyan dollar.
9- Saldanadda Cumaan: Ciidamada Cumaan ayaa kaalinta 69-aad ka galay ciidamada dunida, halka kaalinta 9-aad ay ka galeen dunida Carabta.
Tirda dadka: 3.1 Milyan
Tirada ciidamada: 62 kun.
Tirada ciidamada Kedydka ah: 20 kun
Tirada Taangiyada: 215
Tirada gaadiidka gaashaaman: 1,040
Tirada diyaaradaha dagaalka: 101
Tirada Helicopters-ka: 42
Tirada maraakiibta dagaalka: 8
Tirada Maraakiibta diyaaradaha xambaara: 0
Tirada gujisyada badda guusa: 0
Miisaaniyadda Gaashaandhiga: $67 Bilyan dollar.
10- Kuwait: Ciidamada Kuwait ayaa kaalinta 74-aad ka galay ciidamada dunida, halka kaalinta 10-aad ay ka galeen dunida Carabta.
Tirda dadka: 2.8 Milyan oo ruux.
Tirada ciidamada: 14.500 kun askari
Tirada ciidamada Kedydka ah: 0
Tirada Taangiyada: 368
Tirada gaadiidka gaashaaman: 932
Tirada diyaaradaha dagaalka: 108
Tirada Helicopters-ka: 44
Tirada maraakiibta dagaalka: 44
Tirada Maraakiibta diyaaradaha xambaara: 0
Tirada gujisyada badda guusa: 0
Miisaaniyadda Gaashaandhiga: $5.1 Bilyan dollar.
Tarjamadii bahda Mareeg Media
Xafiiska Muqdisho