Ahmed madoowe Oo ka warbixiyay la Kulmidiisii Qalbi-dhagax & Arimaha Safarkiisa Itoobiya

Read Time:28 Second

Kismaayo ( mareeg News ) Madxweynaha dowlad goboledka Jubalnd ahmed madoobe oo maanta si heer sara ah loogu soo dhaweeyay magaalada kismaayo kadib safar uu todobaad ugu maqnaa dalka itoobiya.

madaxweynaha oo imaatinkiisa kadib la hadlay warfaainta ayaa sheegay in safarkiisa itoobiya laga gun keenay ujeedooyinii safarkiisa, Taasoo ugu weeyneed waan wanta uu ka dhex wado Ururka ONLF iyo Dowlada itoobaya.

 

madaxweyna oo la kulmay cabdi kariin Qalbi-dhagax ayaa sheegay in arinka Qalbi-dhagax meel wanaagsan maraayo mudooyinka soo socdana dib uu u heli doono xuriyadiisa.

Arimahan iyo waxii kusoo kordhah halkaan kala saco.

About Post Author

Ahmed weheliye Gaashaan

freelance journalist covering events in Somalia, SocialActivist, writer, PoliticalAnalyst .contact gaashaan1960@gmail.com
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %