Afhayeenkii booliska Soomaaliya oo xilka laga qaaday * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Afhayeenkii booliska Soomaaliya oo xilka laga qaaday

Muqdisho – Mareeg.com: Wareegto kasoo baxday xafiiska taliyaha booliska Soomaaliya Jen. C/xakiim Daahir Saciid (Saacid) ayaa xilka looga qaaday afhayeenkii booliska Jen. Maxamed Cumar Madaale.

Wareegtada ayaa afhayeenka cusub loogu magacaabay G/lle Dhexe: Qaasim Ahmed Rooble. Dhowaan ayaa lagu wadaa in shaqada u la wareego afhayeenka cusub ee ciidanka booliska.

Wareegtada waxaa ku xasiixnaa Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya Jeneraal Cabdixakiim Daahir Saciid.
Mareeg Media

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!