Abwaan Maxamed Jaamac Keyd Oo Maanta Ku Dhintay Magaalada Hargeysa * Mareeg.com somalia, World News and Opinion.
Mareeg Media
Somalia

Abwaan Maxamed Jaamac Keyd Oo Maanta Ku Dhintay Magaalada Hargeysa

Waxaa Maanta Magaalada Hargeysa ee Caasimada maamulka Somaliland ku geeriyooday Allaha u naxariisteen Abwaan Maxamed Jaamac Keyd oo ka mid ahaa Abwaanada Soomaaliyeed.

Abwaan Keyd ayaa u dhintay Xanuun Mudooyinkii danbe uu la jiifay sida ay noo xaqiijiyeen Ehelkiisa.

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye iyo Maareeyaha Tiyaatarka Qaranka Cabdi Dhuux Yuusuf ayaa Tacsi  u diray Ehelka iyo Qaraabadii uu ka tagay Abwaan Maxamed Jaamac Keyd oo maanta ku geeriyooday Magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland.

Abwaan Maxamed Jaamac Keyd ayaa kamid ahaa Abwaanada soomaaliyeed.

Get real time updates directly on you device, subscribe now.

Comments are closed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Do NOT follow this link or you will be banned from the site!