Taariikh Nololeedka Marxuum Xildhibaam Xuseen Bantu
Wasiirkii hore ee Xanaanada Xoolaha iyo Kaluumeysiga ee Soomaaliya Xildhibaan Xuseen Maxamuud Muuse (Xuseen Bantu) oo Muqdisho ku geeriyooday. Allah u naxariistee Marxuum Xildhibaan Xuseen Maxamuud Muuse (Xuseen Bantu), Wasiirkii...