xoogga dalka oo deegaanka Geed Timir ku dilay tiro ka mid ah Al-Shabaab
Ciidamada xoogga dalka oo kaashanaya kuwa Nabad ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM ayaa howlgallo ay ka fuliyeen deegaanka Geed Timir oo qiyaastii 15 km ka xiga deegaanka Galcad ee hoostaga...