Gudoomiyaha Baarlamaanka oo ka hadlay Go’aankii Madaxweynaha ee ahaa in la baarayo Xildhibaanada
Gudoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxa’ed Sheekh Cusmaan Jawaari oo Maanta Shir Gudoomiyay Kulan ay Xildhibaanada ku yeesheen Xarunta Golaha Shacabka ee magaalada Muqdisho, ayaa waxa uu soo hadal qaaday Hadalkii...