Al-Shabaab oo illaa afar ruux shalay ku toogatay fagaare ku yaal degmada Bu’aale
Al-Shabaab ayaa shalay galab fagaare ku yaal degmada Bu’aale ee Gobolka Jubadda Dhexe ku toogatay afar ruux oo ay ku eedeeyeen inay qaarkood jaajuus ahaayeen, kuwana ka shaqeynayeen arrimo kale....