Tirada dadka ku barakacay Colaada Tukaraq oo gaaraysa….
Waxaa wali xiisad dagaal ka taagan tahay deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool, waxaana gacan ku heynta deegaankaan iyo guud ahaa gobolka Sool isku haya maamulada Somaliland iyo Puntland. Colaada ka...