Xukuumadda Somalia Oo Shaacisay In Ay Wada Hadli Doonaan Dowladda & Somaliland
Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka dowladda Somalia Maxamed Cumar Carte Qaalib ayaa ku dhawaaqay in markale kulan xasaasi ah ay wada qaadan doonaan masuuliyiin ka tirsan dowladda federaalka Somaalia iyo Maamulka Somaliland. waxaa...