Madaxweynaha Soomaaliya oo si rasmi ah u furay shirka Hiigsiga Soomaaliya (Sawirro)
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhow ka furay garoonka diyaaradaha Shirka looga hadlayo arrimaha Hiigsiga, iyadoo shirkan uu socon doono muddo labo maalmood ah. Shirkan ayaa waxaa ka...