Magacyada Dad u dhashay Dalka Iran oo Shiiceyn ka waday Soomaaliya oo lagu soo bandhigay Muqdisho
Muqdisho (Mareeg )—Hay’adda Nabad Suggida iyo Sirdoonka Qaranka (NISA), ayaa waxay soo bandhigtay magacyada iyo dokumentiyada laba Ruux oo ku dhashay Dalka Iran kuwaasi lagu qabtay howlgallo laga sameeyay Magaalada...