Dab Khasaaro Sababay Oo Ka Kacay Xerada Rajo ee Magaalada Muqdisho
Muqdisho ( Mareeg.com)-Dabkani oo ahaa mid xoogan ayaa barqanimadii maanta waxa uu ka kacay Xerada Rajo ee degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir. Inta la xaqiijiyay waxaa dabkani ku dhintay ugu...