Wararkii ugu danbeeyay qaraxyadi caawa ka dhacay Muqdisho
Laba Qarax oo loo adeegsaday gawaari walxaha Qarxa lagu soo xiray ayaa caawa fiidkii ka dhacay beerta nabadda ee magaalada Muqdisho kuwaasoo sababay qasaare isugu jira dhimasho, dhaawac iyo burbur...