Qaraxii Gaalkacyo oo dhimashadu gaartay 23 & Al-Shabaab oo ku hanjabay inay sii wadayaan weerarada
Cali Dheere oo ah afhayeenka Al-shabaab oo la hadlayay warbaahinta ku hadasha afka Shabaab ayaa ku faanay in khasaare xooggan oo dhimasho iyo dhaawacba iyo bur bur hantiyadeed uu ka...