Bosaso:Ciidanka Puntland oo bilaabay Howgal ka dhan ah Al-ahabaab
Ciidamada Booliiska Puntland ayaa ku dhawaaqay hawlgallo amniga lagu sugayo oo ay ka bilaabeen magaalada Boosaaso. Talaabadan ayaa ka dambeysay ka dib amar ka soo baxay Madaxweynaha Puntland oo sheegaya...