Ciidamada NISA oo gacanta ku dhigay xubin ka tirsan Amniyaadka Al-Shabaab
Ciidamada NISA ayaa howlgal qorsheysan ay ka sameeyeen magaalada Muqdisho ku qabtay xubin ka tirsan Amniyaadka Al-Shabaab. Sida lagu baahiyay barta Twitter-ka ee Hey’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka ayaa lagu...