G/Gobolka Banaadir iyo Guddoomiyaha M/Nairobi oo kulan muhiim ah yeeshay
Muqdisho, Nofeembar 29, 2018--- Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya kula kulmay Guddoomiyaha magaalada Nairobi Mike Sonko, iyagoo ka...