War Deg Deg:Mukhtar roobow oo dowlada isku dhiibay
Sida ay sheegayaan wararka naga soo gaaraya gobolka Bakool Shiikh Mukhtaar Roobow Abu Mansuur oo horey uga tirsanaa hogaanka sare ee Al-Shabaab ayaa isku dhiibay dowlada Somalia. Waxaa warbaahinta u...