Dagaal u dhaxeeyay Ciidamada Dowlada iyo Al-Shabaab oo saakay ka dhacay Deegaanka Miir Taqwo
Wararka ka imaanaya Gobolka Shabeelaha Dhaxe, ayaa sheegaya in dagaal xoogan oo u dhaxeeyay Ciidamada Milatariga Dowlada Soomaaliya iyo kuwa Al-Shabaab uu saakay ka dhacay Deegaanka Miir-Taqwo. Dagaalka ayaa qarxay...