Jowhar oo diyaar garow ugu jirta marti gelinta shirka Maamul u sameynta Hiiraan iyo Sh/Dhexe
Maamulka Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa ku guda jira diyaar garow ballaaran oo ku aadan marti gelinta shirka Maamul u sameynta Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe oo dhowaan lagu wado inuu bilowdo....