Maamulka Khaatumo oo wadahadal la furay Somaliland, akhriso magacyada wasiirada Khaatumo uga qaybgalaya wadahadalka
Ayada oo mudooyinkii ugu dambeeyayba ay dagaalo ku dhex marayeen deegaanada gobolka Sool ciidamo kala taabacsan maamulada Khaatumo iyo Somaliland, ayaa waxaa soo baxayso inay labadaasi maamul wadahadalo u bilowdeen....