Ciidamada Kenya oo qaarijiyay Guddoomiyihii Deegaanka Ceelcade
Garbaahaareey ( Mareeg)-Wararka aan ka heleyno deegaanka Likooleey ee Gobolka Gedo ayaa ku soo warramaya in Askarta Kenya ay halkaas ku dileen guddoomiyihii deegaanka Ceelcade. Guddoomiyaha la dilay oo lagu...