Munaasabad lagu xusayo maalinta xorriyadda ee 1-da Lulyo oo caawa ka socota Muqdisho
Xaflad aad u ballaaran islamarkaana uu so soo agaasimay maamulka gobolka Banaadir ayaa caawa ka socota aqalka dowladda hoose ee magaalada Muqdisho. Munaasabadda waxaa ka qeybgalaya madaxweynaha, Gudoomiyaha Baarlamanka, R/wasaaraha,...