Hub fara badan oo laga soo qabtay degmada Deyniile
Mareeg.com-Ka dib howlgal ciidamada Nabad sugida Dowlada Federaalka Soomaaliya ay ka sameeyeen xaafado ka tirsan degmada Deyniile ee gobolka Banaadir ayaa waxay ku soo qabteen Hub ay ku sheegeen inay...