Maamulka Shabeelaha Dhexe oo qaadaya howlgallo ka dhan ah Al Shabaab
Jowhar ( Mareeg)-Guddoomiye ku xigeenka maamulka Gobolka Shabeelaha Dhexe Cabdullaahi Yuusuf ayaa sheegay in maamulkiisa maalmaha soo aadan ay qorsheynayaan in Al Shabaab ay ka sifeeyaan gebi ahan gobolka. ...