Shacabka magaalada Baladweyne oo si diiran usoo dhaweeyey maamulka Hirshabeelle.
Shacabka ku dhaqan magaalada Baladweyn ayaa si diiran usoo dhaweeyey maamulka cusub ee Hirshabeelle , waxa ayna xuseen in ay aad ugu faraxsanyihiin qaabka iyo hanaanka loo dhisay maamulka cusub...