Ciidamo gadoodsan oo saaka xiray qaar ka mid ah Wadooyinka Magaalada Garoowe
Ciidamo gadoodsan ayaa saaka xiray qaar ka mid ah Wadooyinka Magaalada Garoowe ee xarunta Maamulka Puntland. Jidadka ay ciidanku xireen ayaa waxaa ka mid ah wadada aada xarumaha Wasaaradaha maamulkaas...