Al Shabaab Oo Garacad Isaga Baxay Lana Wareegay Deegaan kale Oo Hoostaga Gobolka Nugaal
Ayl ( Mareeg)-Dagaalyahanada Ururka Al Shabaab ayaa dib isaga baxay deegaanka Garacad iyagoona la wareegay deegaan kale oo lagu Magacaabo Kulub oo hoostaga degmada Ayl ee Gobolka Nugaal. Ciidamada Puntland...