Wararkii ugu dambeeyay ee Fatahaada Wabiga Shabeelle ee deegaano ka tirsan Sh/Dhexe
Cabsi weyn ayaa soo food-saartay dadka degan deegaanada u dhaxeeya Balcad iyo Jowhar ee ku teedsan Wabiga Shabelle, kadib markii uu wabiga jabsaday, waxaana laga cabsi qabaa in fatahaada wabiga...