Madaxweynaha oo habeenkii 2aad hoyday Dh. Mareeb
Mareeg.com- Wararka ka imanaya magaalada Dhuusomareeb ee xarunta gobolka Galguduud ayaa sheegaya in aan weli heshiis laga gaarin khilaafka ku saabsan halka lagu qabanayo shirka maamulka gobolada dhexe ee dalka...