Labo qof Ajaanib ah Oo Goor dhow lagu afduubtay Xerada Dhadhaab
Wararka ka imaanaya Xerada Qaxootiga Dhadhaab ayaa sheegaya in maanta Halkaasi laga afduubtay Labo macalin oo lasheegay in ay ahaayeen ajaaniib Kuwaasoo wax ka dhigayey Dugsiyada ku yaala Xeredaasi Waxaana...