Maleeshiyaadka Shabaab oo sheegay in Saalax Badbaado uu fuliyay qaraxyadi shalay ka dhacay Muqdisho
Idaacadda Andalus ee ku hadasha afka maleeshiyaadka Shabaab ayaa baahisay in qaraxyadii shalay ka dhacay nawaaxiga garoonka Aadan Cadde uu fuliyay Ex-xildhibaan Saalax Badbaado oo horay uga tirsanaa Baarlamaankii KMG...