Madaxweynaha Dalka, Ra’isul Wasaare Cumar iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka oo Diraya Hambalyada Ciidda.
Madaxweynaha Jamahuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyada Ciidda u direy guud ahaan ummadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan munaasabadda. Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sidoo kale sheegay...