WAR DEG DEG AH:- Madaxweynaha Galmudug Iyo Wasirro Ka Mid Ah Xukuumadda Federaalka Oo Gaaray Ceelbuur
Wararka naga soo gaaraya degmada Ceelbuur ee gobalka Galgaduud ayaa sheegaya in degmadaasi ay gaareen wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo madaxweynaha Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed, waxaana ka mid ah wafdiga...