War deg deg ah: Cali Khaliif Galeyr oo goor dhow gaaray magaalada Hargeysa
Madaxweynaha maamulka Khaatumo Cali Khaliif Gallayr oo shalay malleeshiyo beeleed iska hortaageen inuu ka dhoofo garoonka dayuuradaha Buuhoodle ayaa goor dhow gaaray magalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland. Cali Khaliif...