Daawo Sawirada : Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo Maanta la caleemo saaray
Ugaas Xasan Ugaas Khalif Ugaas Rooble ayaa maanta lagu caleema saaray Magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan. Caleemasarka Ugaaska ayaa waxaay ka soo qaybgalay Guddoomiye ku xigeenka Barlamaanka Federaalka ee Somaliya Mudane...