Magaca iyo Sawirka Wiil Soomaali ah oo shalay weerar qasaaro daliyay ka fuliyay dhismaha Jaamacada Ohio.
Wiilka Soomaaliga ah ee weerarka geestay ayaa magaciisa lagu sheegay Cabdirisaaq Cali Cartan oo 20-sano jir ahaa, wiilkan ayaana kamid ahaa ardayda wax ka dhiganeysay Jaamacada Ohio uu weerarka ka...