Dagaal xoogan oo xiligan ka socda Duleedka magaalada Baydhabo
Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegaya in dagaal xoogan oo u dhaxeeya Ciidamada Maamulka Koonfur Galbeed iyo Al Shabaab uu xiligan...