Al Shabaab oo la wareegay gacan ku heynta Galcad Dad gowrac ku dhaqaaqey
Ceeldheer( Mareeg)-Wararka aan ka heleyno deegaanka Galcad ee Gobolka Galgaduud ayaa ku soo warramaya in Ciidamadii Ethiopia ee ku sugnaa deegaankaasi ay faarujiyeen. Markii ay Ciidamada Ethiopia ka baxeen deegaanka...