AMISOM oo isagga Baxday Markale Deegaanka Leego
Ciidamadda Midowga Afrika Ee AMISOM ayaa saakay markale isagga Baxay deegaanka Leego ee Gobolka Shabeeladda Hoose. AMISOM ayaa shalay halkasi la wareegtay kadib markii Kooxda Al Shabab ay Weerar Culus...