Sawirro: Webiga Shabeelle oo isu bedlay dhul qallalan
Mareeg.com: Wixii ka dambeeyey bilowga bishaan Maarso 2016, waxaa soo baxayey warar sheegaya in wabiga Shabeelle uu biyo beelay, sawirradii hore ee lasoo qaaday aamuujinayey wabiga oo ay ku hareen biyo...