Madaxweyne Al-Bashiir oo la sheegay in uusan Imaaneyn Muqdisho iyo Sababta ka dambeysa oo la ogaaday
Warbaahinta dalka Sudan qaarkood ayaa lagu sheegay in Madaxweynaha dalka Sudan Mudane Cumar Xasan Al-Bashiir uu joojiyay socdaalkii uu ku imaan lahaa magaalada Mudisho si uu uga qeyb galo Shirka...