Ajaaniib Sharci daro ku joogtay Magaalada Muqdisho oo Maxkamad lasoo taagayo
Ciidamada amaanka Dowlda Soomaaliya ayaa howlgalo ay ka fuliyeen magaalada Muqdisho waxa ay kusoo qabteen dad ajaaniib ah oo la sheegay in si sharci daro ah ay ku joogeen Magaalada...