Degmada Cadaado oo loo magacaabay “Caasimadda Ganacasiga Galmudug”

Read Time:25 Second

Mareeg.com: Madaxweynaha Maamulka GALMUDUG, C/kariim Xuseen Guuleed ayaa wareegto uu soo saaray degmada Cadaado ugu magacaabay iney noqoto caasimadda ganacsiga ee maamulkaas.

Cadaado ayaa hadda ah caasimadda KMG ah ee maamulka Galmudug, maadaama caasimaddii maamulkaas ee Dhuusamareeb ay heystaan Ururuka Ahlusunna Waljamaaca oo maamulkaas kasoo horjeeda.

Cadaado ayaa ah halkii lagu dhisay maamulka Galmudug, waxaana weli degan baarlamaanka maamulka, iyo madaxweynaha iyo wasiirradda maamulkiisa.

Hoos ka eeg wareegtada uu C/kariim Xuseen Guuleed ugu magacaabay Cadaado iney noqoto caasimadda Ganacasiga Galmudug.

wareegtada

 

About Post Author

A warsame

Published by A Warsame is senior Editor and managing Director of Mareeg Media Whatup :+447737886245
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
Instagram did not return a 200.