Daawo xuska maalinta Booliska Soomaaliya (Dumarka oo kusoo badanaya ciidamadaas)

Mareeg.com: Shalay waxaa Muqdisho laga xusay sanadguuradii 71-aad ee aasaaska ciidamada Booliska Soomaaliya.

Munaasabadda ayaa ka dhacay dugsiga Tababarka booliska Soomaaliyeed ee Muqdisho, waxaana ka qeybgalaya madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.

Ciidamada booliska ayaa la aas aasay 20-December sanadkii 1943-dii oo ka soo wareegatay 71-sano.

Haddaba daawo munaasbadii xuuska maalinta ciidamada booliska Soomaaliya.

Mareeg Media

 

About A warsame 9751 Articles
Published by A Warsame .He can be reached by news@mareeg.com or Mobile :+447737886245